Anigoo ah tifatiraha shabakadda kubadda.com Maxamed Sheikh Abdi (weli) iyo xaaskayga Shukri Yuusuf Afrax iyo walaasheed Faiza Yusuf Afrax, iyo dhamaan...
Waxaa galabtii Khamiista oo taariikhdu ahayd 04/06/2009, ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho Xaaji Cabdulle Macallin Abuukar (Cab...
Ma dhinte waa Illaah, waxaa saakay oo taariikhdu ahayd 18/03/2009, dalka Italy Isbitaal ku yaal magaalada Brescia ku geeriyootay Hooyo Khadiijo Maxame...
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa caawa fiidnimadii oo taariikhdu ahayd 26/12/2008 asna ku geeriyooday shil baabuur dalka Finland magaalada ...
Shalay oo khamiis ah bisha Disambarna ahayd 25ka, xilli ku dhow 4tii makhribnimo, waxaa ka dhacay shil magaaladda Coventry ee dalka Ingriiska. S...
Anigoo ku hadlaayo magaca reer Muuse Xuseen , kan xaaskayga Xaawo Kiin iyo kan ururka SSIFO gabdho iyo wiilalba, waxaan tacsi u diraynaa si wad j...
Ma dhinte waa Illaah, Naf kastaana maalin uun beey leedahay, dhamaan Ummadda Soomaaliyeed iyo bahweynta Soomaaliyeed ee jecel Isboortiga, gaar ahaan K...
Toddobaadyadii aynu ka soo gudubnay waxaa shirar isdabajoog ah ay uga socdeen magaalada London bahweynta kubadda koleyga ee ku midoobay ururka SSIFO (...
Habeen nimadii Arbacada ee 20/08/2008 ayaa waxaa si farxad iyo raynrayn leh lagu soo gaba gabeeyay tartankii kubadda kolayga SSIFO 2008 LONDON oo muda...
Tartankii kubadda kolayga SSIFO 2008 LONDON ayaa wuxuu galay maalintiisii labaad, cayaaruhuna maalinba maalinta ka danbayso waa soo kululaanayaan, maa...
Waxaa si farxad leh ku bilowday xalay oo bishu ahayd 11/08/2008 tartankii kubadda kolayga SSIFO 2008 oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro Soomaaliyeed ...
Waxaa lagu qabtay Jimcihii lasoo dhaafay oo ay bishu ahayd 08/08/08 xarunta Talo, oo ku taala galbeedka London shirkii gogol xaarka tartanka SSIFO oo ...
Waxaa magaaladan London, ee dalkan Ingiriiska ku soo qulqulaya ciyaartoy, macalimiin, garsoorayaal iyo taageerayaal aad qiimo ugu leh kubadda Kolayga ...
Beryihii la soo dhaafay ayay ka soo dhoofayeen cayaaryahano aad u tiro badan wadamada North Amerika, Canada, Germany, Sweden iyo wadamo kale oo Eurpe ...
Guddoomiyaha ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (Somali Youth development Organization in Minnesota (SYDOM) Mr: L...