COMMENTS
waxaan halkan tacsi uga direynaa dhamaan reer cabdi gacal oo walaashoo geeriyootay tifay cabdi gacal allaha unaxariisto janadii fardowsana allaha kawaraabiyo aamiin. waxaana tacsi udiraaya
aweys xaraare iyo xaaskayga farxiyo ahmadey
xaliimo xaraare
xawo xaraare
amino xaraare
fowsiyo xaraare
mohamed xaraare iyo dhamaan reer xaraare waxaana reer cabdi gacal meel kasta ay joogaan illaah uga baryeeynaa in walaashood tifay cabdi gacal jannadii fardowso kawaraabiyo aamiin
[INAALILLAAHI WAINAAILEYHI RAAJICUUN]
Annigoo ah M/ne Abukar Abanur, kuna hadlaya magaceyga iyo kan dhammaan Reer Abanuur oo dhan, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Walaashey Naley Cabdi Gacan, walaalaheeda, waalidiinteeda iyo dhamaan qaraabadooda oo dhan, ayadoo aan ugu tacsiyadeyneyno geeridii ku timid walaasheed Marxuumad/TIFAY CABDI GACAL. Waxaana marxumada eebe ugu baryeynaa Naxriistii Janno in u ka waraabiyo, dhammaan Walaalaheed iyo dhammaan qaraabadeedana Samir iyo Iimaan in uu eebe ka siiyo........AAMIIN.
Mr. Abukar Abanur
BAHDA SSIFO
Waxaan halkaan tacsi ugu diraayaa NALAY oo walaasheed dhawaan geeriyootay waxaana leeyahay reer gacal oo idil walaashood samir iyo iimaan allaha ka siiyo ,waxaana eebbe ugu baryaayaa in jannadda ka waraabsho .
AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
waxaan halkaan tacsi uga dirayaa reer abdi gaal meelkastaa oo ey joogaan geeridii ku timid walaashood tifey abdi gaal allaha u naxariistee waxaanan ilaah ooga baryeeynaa in ilaah janadii fardowso ka waraabiyo ehaladii ey ka geeriyooteyna samir iimaan ala ka siiyo aamiin aamiin.