COMMENTS
Hadii aanahay bahda sportiga ee dalka finland iyo bahda webseyda goolka waxaan tacsi u direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday iyo bahda sportiga waxaana leenahay in uu ilaahay samir iyo iimaan naga siiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan allah ka siiyo Aamiin Aamiin
Ahmed Abdullahi Imad
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun, dhamaan dadka kor ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheledii,asxaabtii,dhamaan bahda Ciyaaraha K.K.iyo qoyskii uu ka tagay marxuum Ibraahim Jimcaale Buruuko,waxayna leeyihioi samir iyo iimaan alalaha naga wasiiyo isagana janadii fardoosa alaha ka waraabiyo Aamiin.
Cismaan xalane.
INAALILAAH WAINAA ILEEHIM RAAJICUUN WAXAAN HALKAN UGU TACSIYEYNAYNA EHELADII UU KA GEERIYOODAY IYO DHAMAAN BAHDA SPORTIGA MARXUUM BURUUKO SAMIR IYO IIMAAN , ISAGANA ILAAHAY HAKA WARAABIYO JANADA AAMIIN
MAXAMED CUMAR (MUFTIN)
CABDI CALI NUUR
KHAALID CABDALA
Tacsi
Bahda isboortiga ee gobolka minnesota waxaa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka tageen Allaha u naxariistee marxuumiinta kala ah macallin Ibraahim Jimcaale cabdi (Buruko) iyo Macallin Cumar Maxamed cumar (Cumar Anyeelo).
Waxaan allaha badan uga baryaynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo,qoyskii, eheladii & asxaabtii ay ka tageenna samir iyo iimaan naga wada siiyo. AAMIIN
Tacsidan Waxaa diraya dadka magacyadooda ay kala yihiin:
Cabdi Cali Macallin – Guddoomiyaha Isboortiga MN
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin qariindi
Yaasiin Barafuun
Maxamed Cabdi Yuusuf
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
C/raxmaan Guuleed Cawaale(Aamaan)
Maxamuud Ciise Faarax
C/rizaaq Saciid (Marshaale)
Cabdulqaadir Salaad warsame(Nuune)
C/qaadir yuusuf Ciise (Madaxey)
Maxamed Aadan Jeelle
C/qaadir Jaango
Maxamed Dheere
C/raxmaan Caloolgeel
Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/llahi Moorgan
C/casiis Biixi
Yoonis Xaaji saciid
Cali Xaaji Aweys
Cabdirahmaan Wariye
Bakar Yare
Burhaan Yaasiin Xaaji
Abdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
Maxamed Abdullahi Axmed(Catoosh)
Deeqo Cawil
Nimco Axmed
Xaawo Hiiraan
Gani Nuur
Maryan Nuur iyo
Fartuun Osmaan
Diyaariye:Shiikha
anigoo ah Dr Osman Shiis iyo xaskeyga Hawa Taako waxaan tacsi u direynaa dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka qeeriyooday allaha u naxariistee Mallin ibrahim baruuko waxaana ilaah uga baryeena inuu jannnada ka waabiyo amiiiiin
Guddoomiye ku xigeenka XSKC mudane Ahmednur Hassan Abdulle, anigoo ku hadlaya magaca Guddoomiyaha XSKC, ka guddiga Fulinta, kan Xoghayaha, kan macalimiinta Qaranka iyo Cayaartooydaba, waxaan anagoo aad uga xun geeridii naxdinta laheyd ee ku timid MACALINKII HORE QARANKA EE K/KOLEYGA, MARXUUM IBRAAHIM JUMCAALE CABDI oo loo yaqaaney MACALIN BURUKO, waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan uga direynaa Qoyskii, eheladii, asxaabtii, bahweynta cayaaraha iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo aay joogaan, waxaana Ilaahey uga baryeynaa inuu janadii fardawsa aheyd ka waraabiyo.
AAAAAMMMIIIIIN, AAAAAMMMMIIIIIIIIN, AAAMMMIIIIN.
anagoo ah cayaartooydii kubada koleyga ee hore waxaan tasci u direynaa macalinkeyna oo jecleen ibraahin baruuko oo shilbaaruur ku dhacey fidlan waxaan leenahey alaha samir iyo iimaan anaga siiyo asaga janadii alah ka waraabiyo .
anagoo kale aha.
ahmedmusse.
xaawokiin
yuusuf musse iyo xaaskiisa nadiifo ibraahin
bilemaxamud
maxamed shiikh iyo xaaskiis
macalin joon iyo xaaskiis
shiino guhaad iyoxaaskiis
waxaana leenahey ilaah janadii alha ka waraabiyo anaga samir iyo iimaan naga siiyo aamiin
anagoo ah cayaartooydii kubada koleyga ee hore waxaan tasci u direynaa macalinkeyna oo jecleen ibraahin baruuko oo shilbaaruur ku dhacey fidlan waxaan leenahey alaha samir iyo iimaan anaga siiyo asaga janadii alah ka waraabiyo .
anagoo kale aha.
ahmedmusse.
xaawokiin
yuusuf musse iyo xaaskiisa nadiifo ibraahin
bilemaxamud
maxamed shiikh iyo xaaskiis
macalin joon iyo xaaskiis
shiino guhaad iyoxaaskiis
waxaana leenahey ilaah janadii alha ka waraabiyo anaga samir iyo iimaan naga siiyo aamiin
inaalillaahi wainaa ileyhi raajicuum
Annigoo ah M/ne Abukar Abanur Mohamed, waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Xaaskii, caruurtii, eheladdii, qaraabaddii iyo dhammaan Bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed geeridii ku timid Al-marxuum IBRAAHI JIMCAALE CABDI, oo ku magac dheeraa (BARUUKO), oo ahaa macalinkii K.Kolayga ee Gabdhaha Naadgii WAXOOL, kaasoo isla markaana ka soo shaqeeyey Horumarinta Isboortiga, gaar ahaa K.Kolayga.
Haddaba, waxaan marxuumka Eebe ugu baryeynaa Naxriistii Janno in uu ka waraabiyo, xaaskii, caruurtii, eheladdii, qaraabadii iyo dhammaan Bahweynta Isboortiga Soomaaliyeedna Samid iyo Iimaan in uu eebe naga wada siiyo...AAMIIN.
Waxaan aad iyo aad uga naxay geerida naxdinta leh ee ku timid walaalaheen Cumar Anyello iyo Macallin Ibrahim Cabdi Jimcaale(Bruuko). Waxaan Ilaahey uga baryayaa inuu jannada ka waraabiyo. Eheladii iyo qaraabadii ay ka tageen, oo ay ku jirto bahweynta isboortiga gaar ahaan kubbadda koleygana Samir iyo iimaana Allah ha ka siiyo. Aammiin.
walaalayaal waxaan codsanayaa inaan u duceyno marxuumiinta caa'iladoodana aan hiil iyo hoo iyo gacan dhaqaale la garab is taagno waxii aan awoodno.
Idris Ibrahim Suleiman
1)Dr.Cali Cusmaan cali
2)Dr.Yaasiin Abukar Cariif
3)Maxamed Xirsi Indhacaad
4)Cabdulaahi Xirsi Cabdi
5)Islaw Maxamed Malaaq
6)Maxamed Xasan Qolof
7)Maxamed Xaaji Giftin
8)Macalin Ibraahim Suudaani
9)Aweys Muse Arbaw(Aweys Fundi)
10)Khaliif Shire(Khaliif Riiko)
11)Cabdicasiis Axmed Mahdi
12)Cabdulqaadir Xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
13)Cabdulaahi Nuur Kolombo
14)Amiin Caamir Maxamed
15)Ciyaaryahan Caraale
16)Maxamed Soomaliyow
17)Cali Mataan
18)Maxamed Ismaaciil Sangue
19)Maxamed Muslimiin
20)Isaaq Dheere
21)Axmed Cabaas Busuri
22)Ciyaaryahan LOOLOW
WAXAY DHAMAANTOOD TACSI U DIRAYAAN UMMADDA SOOMAALIYEED IYO QOYSASKII AY KAL GEERIYOODEEN MARXUUMIINTA KALA AH IBRAAHIN JUMCAALE CABDI OO KU GEERIYOODAY DALKA FINLAND IYO CUMAR MAXAMED CUMAR OO ISNA KU GEERIYOODAY DALKA INGRIISKA....WAXAYNA EEBE UGA BARYAYAAN IN UU JANADII FARDAWSA AHEYD KA WARAABSHO EHELADOODUNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO....AMIIN.
(ILAAH AYAA INA ABUURTAY OO INA LEH ISAAGAANA LOO WADA NOQONAYAA)
Annigoo ah Xasan M. Faarax (JOHN), waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Xaaskii, caruurtii, eheladdii, qaraabaddii iyo dhammaan Bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed geeridii ku timid Al-marxuum IBRAAHI JIMCAALE CABDI, oo ku magac dheeraa (BARUUKO), oo ahaa macalinkii K.Kolayga ee Gabdhaha Naadgii WAXOOL, kaasoo isla markaana ka soo shaqeeyey Horumarinta Isboortiga, gaar ahaa K.Kolayga.
Haddaba, waxaan marxuumka Eebe ugu baryeynaa Naxriistii Janno in uu ka waraabiyo, xaaskii, caruurtii, eheladdii, qaraabadii iyo dhammaan Bahweynta Isboortiga Soomaaliyeedna Samir iyo Iimaan in uu eebe naga wada siiyo...AAMIIN.
ILAAHOW NOO WADA NAXARIISO
inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun . runtii waxaan aad uga naxay geeridii ku timid macalinkeyga ibraahim buruko,ilaahayga na abuurtey waxaan uga baryaaya inuu cadaabta dhamaanteed ka badbaadiyo eheledii uu ka dhinteyna samir iyo iimaan ka siiyo amiin. amin amin,ilaaheyna hanoogu caqli celiyo
Waxaan tacsi u dirayaa Qoyskii uu kageeriyowda Macalin Ibrahim Jimcaale Cabdi (buruko) iyo ehelladdii uu tagay samir iyo imaan alaha ka siiyo, waxaan i laah uga baryeenaa janaddii fardowsa Amin Amin Amin.
Waxaan tacsi u dirayaa Qoyskii uu kageeriyowda Macalin Cumar Maxamed (Cumar Anyeelo) iyo ehelladdii uu tagay samir iyo imaan alaha ka siiyo, waxaan i laah uga baryeenaa janaddii fardowsa Amin Amin Amin.
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, Anagoo kala ah dhamaan bahda kubada koleyga ee dalka ingiriiska waxaan tacsi u direynaa qoyskii uu ka geeryooday macalin Ibraahim jimcaale (BURUKO) In ilaaheey samir iyo iimaan ka siiyo janadii fardowsana ka waraabiyo
Macalin xassan faarax john
Macalin cabdiraxmaan guhaad shiino
Cabduqaadir gare
maxa,ed sheeq
cabdijibaar maxamed iimaan
cabdalle dheere wadani
cabdul maxamuud afrax
cabdiqani jeenyo
mustaf aden
cabdulle xirsi
cabdullahi abshir
liibaan daahir yussuf
mahad xorow
cabdiweli sabriye
cabdixakiin siciid
mahad bilig
maxamed cabdullahi m yare
mahad gureey
xusseen abati
cali abanuur tabeelo
yuusuf karaama
cali abokor gacmodheere
cabdinaasir sakhbadha
baana cali
caligureey madbaco
cusmaan shiis
xaawo taako
miski cumar
waxaanu leenahay geeridu xaq weeye ILAAHOW janadii fardowsa ka waraabi
INAA LILAHI WA INA ILEYHI RAAJICUUN, KULA NAFSIN DAA'QATULMOUT WA INNAM LATUWAFUUNA AJUURAHUM
ANIGOO AH SAID MOHIDIN, KUNA NOOL DALKA INGRIISKA, WAXAANA TASCSI U KALA DIRAYAA QOSAASKII IYO EHEELADOODII LABADA MARXUM:
CUMAR MOHAMED CUMAR(ANYEELO) IYO IBRAHIM JIMCALE CABDI(BURUKO)
OO KU KALA NOOL DALKA DIBADIISA IYO GUDAHIISA, WAXAANA EEBBE UGA BARYAYA INUU JANADII FARDOWSA AHEYD KA WARAABSHO EHELLADIISANA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO(AMIIN)
SAID MOHIDIN
Maxamed Xaaji Cali, Cumar C.Barajab,Bashir Cawil,iyo dhamaan reer U.A.E waxay u tacsideynayaan dhamaan heheladii iyo bahweynta isbortiga Geeridi Ibrahim Jimcaale Cabdi (buroko) JANADII ALLAHA KAWARABOYO.DHAMAANEYNANA SAMAR IYO IIMAN ALLAHA NAGA SIIYO.
anigoo ah Jamac Abdulkdir (camow)iwaxaan tacsi u direynaa dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka qeeriyooday allaha u naxariistee Mallin ibrahim baruuko waxaana ilaah uga baryeena inuu jannnada ka waabiyo amiiiiin
anigoo ah Jamac Abdulkdir (camow) waxaan tacsi u dirayaa dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka qeeriyooday allaha u naxariistee Macallin ibrahim baruuko waxaana ilaah uga baryeena inuu jannnada ka waraabiyo amiiiiin
Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan eheladiii uu ka geeriyooday Macallin baruuko waxaana ilaahay kaga baryaynaa in jannada ka waraabiyo eheladii samar iyo iimaan ka siiyo
Amiin......Amiin......Amiin allahayow
Anagoo kala ah : MUUMIN ALI AFRAH
SHARMA'ARKE BILE MOHAMED
DAAHIR MOHAMED GEEDI
MAXAMUUD ABDULLAAHI GEEDI
BADIRAHMAN MA'ALIN HASAN
CABDULLAAHI ALI MUUMIN
CISMAAN MAXAMED XASAN"AJUU"
FEYSAL MAXAMED DIIRIYE
ILYAS HUSSEIN
ALI MUUMIN ALI
ABDULKADIR MUUMIN ALI
CABDIQANI IBRAHIM
IYO DHAMAAN JAALIYADDA SOMALIYEED ee ku dhaqan magaalada MELBU ee wadanka Norway ,waxaan tacsi tiraanyo iyo muragaba leh u direynaa dhamaan bahda sportiga somaliyeed iyo qoyskii iyo eheladii uu ka tagay marxuum macalin IBRAAHIM JIMCAALE CABDI (BURUKO) oo dhowaan ku geeriyooday dalka Finland,waxaan ALLAH uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo,eheladii iyo qoyskii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. aaaamiiin aamiin.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN!
WAXAAN HALKAAN TACSI UGA DIREYNAA DHAMAAN EHELADII&AXSAABTII UU KA GEERIYOODEY MARXUUMKA ANAGOO AH REER MAXAMUUD AFRAX KUNA KALA NOOL SOMALIA,KENYA,SACUUDIGA&DAKA INGRIISKA WAXAANILAAHEY UGA BARYEYNAA INUU NAXARIISTII JANNO KA WARAABIYO DHAMAAN ANAGANA SAMIR&IIMAAN NAGA SIIYO.
AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIN
INNAA LILLAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
GEERIDU WAA XAQ.
Bacda sportiga Finland waxay halka tacsi uga dirayaan dhammaan eheladii iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Ibrahim Jinale Abdi(Buruko)
Illaahy waxaan uga baryeynaa Raxmaddiisa iyo Naxariistiisa in uu ka wraabiyo Jannatul Firdowsa, intii uu ka tagayne samir iyo iimaan ka siiyo(Aamiin)
INAA LILLAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Anigoo ah Nuur Cabdulle Guutaale " Nuur Xabuub" waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday allaah ha u naxariistee walaalkeen maclim Ibraahim Jimcaale Cabdi "BURUKO" Ilaahey naxariistii jano haka waraabiyo eheladii uu ka tagayne samir iyo iimaan ka siiyo Aaamiin.
waxaan halkaan tacsi uga diraa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday illaah ha u naxariistee maclim Ibraahim Jimcaale Cabdi "BURUKO" Ilaahey naxariistii jano haka waraabiyo eheladii uu ka tagayne samir iyo iimaan ka siiyo.