COMMENTS
Ma dhinte waa Illaah… Anagoo kala ah Dr. Cabdirahmaan Mohamed Cunaaye iyo xaaskiisa Shukri Aadan Low iyo Dr Bakistaan iyo xaaskiisa Maryan Jaamac Awmuuse, waxaan halkaan uga tacsiyeeynayaa dhamaan reer Aadan Xaaji Yabaroow Wiish, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xaaskiisii Dr-sa Khadiijo Maxamed Nuur, oo saakay ku geeriyootay Italy.
Waxaan Eebe uga baryaynaa in uu Illaahay Janadii Fardowsa ka waraabiyo Marxuumada. Dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna samir & iimaan ka siiyo. Aamiin.
Ma dhinte waa Illaah, waxaa saakay oo taariikhdu ahayd 18/03/2009, dalka Italy Isbitaal ku yaal magaalada Brescia ku geeriyootay Hooyo Khadiijo Maxamed Nuur, oo ahayd xaaskii Guddoomiyaha cusub ee isla saakay loo doortay Gudoomiyenimada Guddig Soomaaliyeed, ahaana Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda
Kolayga Aadan Xaaji Yabarow (Wiish). Olombikada
anakoo ha cayaartowdii hore ee qaranka
ahmed musse xuseen
xaawokiin maxamud
yuusuf musse xuseen
nadiifo ibraahin
iyo dhamaan bahweynta isboortiga soomaaliyeed iyo madexda ururka ssifo waxaan leenahey samie iyo iimaan ilaah ha kaa siiyo ayada jaradii fardowso ilaah ha geyo aamiin
Ma dhinte waa Illaah… Anagoo kala ah:
Cabdi Cali Macallin – Guddoomiyaha Isboortiga MN
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin qariindi
Yaasiin Barafuun
Maxamed Cabdi Yuusuf
Cabdi Yuusuf
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
C/raxmaan Guuleed Cawaale(Aamaan)
Maxamuud Ciise Faarax
C/rizaaq Saciid (Marshaale)
Cabdulqaadir Salaad warsame(Nuune)
C/qaadir yuusuf Ciise (Madaxey)
Maxamed Aadan Jeelle
C/qaadir Jaango
Maxamed Dheere
C/raxmaan Caloolgeel
Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/llahi Moorgan
C/casiis Biixi
Yoonis Xaaji saciid
Cali Xaaji Aweys
Cabdirahmaan Wariye
Bakar Yare
Burhaan Yaasiin Xaaji
Abdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
Maxamed Abdullahi Axmed(Catoosh)
Deeqo Cawil
Nimco Axmed
Xaawo Hiiraan
Gani Nuur
Maryan Nuur iyo
Fartuun Osmaan
Waxaan halkaan uga tacsiyeeynayaa dhamaan reer Aadan Xaaji Yabaroow Wiish, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xaaskiisii Dr-sa Khadiijo Maxamed Nuur, oo saakay ku geeriyootay Italy.
Waxaan Eebe uga baryaynaa in uu Illaahay Janadii Fardowsa ka waraabiyo Marxuumada. Dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna samir & iimaan ka siiyo. Aamiin.
ASCWW,
Sakaan ka dib, annigoo ah M/ne Abuukar Abanuur Maxamed, kuna hadlaya magacayga, kan Xaaskeyga, caruurteyda iyo kan dhammaan Reer Abanuur Maxamed Cali "AL-MAKHZUUMI", waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u direynaa Saaxiibkey Aadan Xaaji Yabarow "WIISH", Caruusrtiisa, dhammaan Reer Xaaji Yabarow, dhammaan Reer Maxamed Nuur, qaraabadii, ehelladdii iyo dhammaan Bahweynta Soomaaliyeed ee Isboortiga meel kasta oo ay jooggaan, ayadoo aan ugu tacsiyadeyneyno Geerddii Naxdinta lahayd isla markaana xaqa ahayd ee ku timid Marxuumad Drs. KHADIIJA MAXAMED NUUR oo ahayd Marwadii Walaalkeen Aadan Xaaji Yabarow "WIISH" oo dhawaan ku geeriyootay dalka Taliyaaniga.
Haddaba, waxaan eebe ugu baryeynaa Marxuumadda Naxriistii janno in uu eebe ka waraabiyo, khabrigeedana u waasiciyo, intii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan uu eebe naga siiyo...AAMIIN.
[INAALILLAAHI WA INAAILEYHI RAAJICUUN]
Inagoo ka mid ah bahweyn sportiga soomaaliyeed qaasatan garsoorayaasha kubadda koleyga iyo ciyaartooydaba kala ahna.
garsoore Cabdulaahi xaaji food
garsoore Maxamed Abuukar
garsoore Abshir Muxyidiin
garsoore Cali Hindi
garsoore Cadaani.
garsoore Cabduqaadir dheere
garsoore Sakariye Macalin
garsoore Muudeey.
garsoore Cabdi cabdule Baasaale.
garsoore Saacid Abukar.
garsoore maxamed fiidow
ciyaartoy Batuulo Qaasin,
ciyaartoy Geediyo,
ciyaartoy Hodan
ciyaartoy Suweys
ciyaartoy Faayareey,
ciyaartoy Aamow,
ciyaartoy Faay Aweys ,
ciyaartoy Faadumo C/raxmaan.
Waxeeynu Dhamaantayada tacsi tiiraanyo leh ugu tacsiyeyneynaa presentaheyna muddane Aadan Xaaji Yabaroow Wiish xaaskiisa marwo Khadiijo Maxamed Nuur oo ku geeriyootey talka Talyaaniga. Inaa lillaahi wa inaa ileeyhi raajicuun.
Ma dhinte waa Illaah… Anigo ah mohamed farah qambi iyo xaaskeygga safia ahmed shirwa . waxaan halkaan uga tacsiyeeynayaa dhamaan reer Aadan Xaaji Yabaroow Wiish, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xaaskiisii Dr-sa Khadiijo Maxamed Nuur, oo saakay ku geeriyootay Italy.
Waxaan Eebe uga baryaynaa in uu Illaahay Janadii Fardowsa ka waraabiyo Marxuumada. Dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna samir & iimaan ka siiyo. Aamiin.
Tacsi Tiiraanyo Leh.
1- Dr.Yuusuf Xasan Cumar (Dr.Joseph).
2- Garsoore/K.K. Ahna K.C./ Macalin. Saacid Axmed Abuukar.
3- Garsoore/K.K.Qabiir Sare. C/llaahi Xaaji Food.
4- Garsoore/K.K. Wariye Salah Hassan Omer (Salah Dheere).
5- Garsoore/K.K. Wariye. Abshir Muhidiin Abdirashiid (Shacreeye).
6- Garsoore/K.K. Mohamed Osman IIse (Goobe).
7- Garsoore/K.K. Zakariya Mo,alin Nuur (Zaki).
8- Garsoore/K.K. Mustaf Aadan (Mustafa).
9- Garsoore/K.K. Ahna K.C. Abdi Abdulle (Baasaale).
10- Garsoore/K.K. Abdullaahi Mohamed Nuur (Adaani).
11- Garsoore/K.K. Abuukar Muudey.
12- Garsoore/K.K. Mohamed Ali (Ali Hindi).
13-. Mohamed Deeq Abuukar.
14- C/qaadir Dheere.
15- Max,ed Xassan Fiidow.
Dhamaan Garsoorka Kubada Kolleyga Soomaaliyeed Meel waliba oo dacalada Aduunka Ay ka joogaan Waxa Ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyaha Guddiga Olompikada soomaaliyeed ee (G.O.S). Mudane. Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) oo ay xaaskiisa Marxuumad. Drs. Khadiija Maxamed Nuur. ku geeriyootay Dalka Talyaaniga.
Waxeyna leeyihiin Marxuumada eebe ha u naxriisto janadii fardowsana haka waraabiyo eheladii qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan eebe haka wada siiyo. INNAA LILLAAH WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN.. MA DHINTA WAA ILLAAH GEERIDUNA WAA XAQ QOF WALIBA OO BINI AADAN AHNA MAALIN UN AYUU IFKA KA WAREEGI DOONNAA.
(anigoo ah maxamuud xasan ingriis )waxaan tacsi tiiraanya leh halkaan uga dirayaa dhamaan reer aadan xaashi yabarow wiish iyo caruurtiisa qaasatan waxaan tacsi u dirayaa farxiyo aadan xaashi yabarow wiish oo hooyadeed ku geeriyootey dalka talyaanniga gobolka brescia waxaana ilaah marxuumada uga baryayaa jana fardowsa anagana samir iyo iimaan ilaah hanaga siiyo (amiin amiin amiin)