COMMENTS
INAALILLAAHI WAINAAILEYHI RAAJICUUN.
Annigoo ah M/ne Abuukar Abanuur Maxamed, ahaana Guddoomiyihii X.S.C.Fudud, isla markaana ahaa Xubin Guddigii Fulinta ee GOS. Waxaa Tacsi u dirayaa Xaaskii, caruurtii, qaraabaddii iyo dhammaan Bahweynta Isboortiga Soomaaliyee meel ay joogaanba, aydoo aan ugu Tacsiyadeynayo Geeriddi Xaqa ahayd ee ku timid
Al-marxuum/Xaaji Cabdulle Macalin oo ahaa Guddoomiyihii Naadiga Isboortiga ee DEKEDAHA, kaasoo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Haddaba, waxaan eebe ugu baryayaa in Jannadii ka waraabiyo, annagana dhamaanteen Samir iyo Iimaan uu eebe naga siiyo...AAMIIN.
ANIGOO AH DIINI NOOR ABDULKADIR IYO XAASKEYGA FATIMA E. SIRAAD IYO DHAMMAAN CARUURTEYDA OO DHAN WAXAAN TACSI U DIREYNAA QOYSKA MARXUUM CABDULLE MACALIN ABUUKAR ADBULLE MAW IYO DHAMMAAN FAMILKIISA OO DHAN WAXAANA DEMBI DHAAF NAXRIIS IYO JANADII FIRDOOS. UGA BARYENA. ILAAHA NAXRIISTA BADAN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
INNAALILAAHI WAINNAAILEYHI RAAJICUUN ANIGO AH DIINI NUUR CABDULQAADIR AHHAN JIREY KAPTANKA NAADIGA BADDA EE MUQDISHO WAXAAN TACSI U DIRAYAA XAASKII CARUURTII QARAABADII ITO DHAMMAAN BAHWEYNTA ISBOORTIGA SOOMAALIYEED MEEL KASTA AY JOOGAANBA AYAADOO AAN UGU TACSIYADEYNAYO GEERIDII XAQA AHAYD EE KUTIMID AL MARXUUM XAAJI CABDULLE MACALLIN ABUUKAR CABDULLE MAW OO AHAA GUDDOOMIYAHA NAADIGA ISBOORTIGA BADDA. MARXUUM CABDULLE OO DHOWAAN KU GEERIYOODEY MAGAALADA MUQDISHO HADDABA WAXXAAN EEBEUGU BARYAYAA IN JANNADII KA WARAABIYO ANGANA DHAMMAANTEEN SAMIR IYO IIMAAN UU EEBE NAGA SIIYO AAMIIN AAMIIN AMMIIN.
Anigoo ah Macallin aweis Hagi Abdi iyo dhamaan caruurteeyda waxaan tacsi tiiraanyo leh u direeynaa Xaaji Cabdulle,iyo dhamaan bahda sportiga tacsiyadaasi mid la mid ah,allaha u naxariisto janatul farsoowsana allaha ka waraabiyo marxuunka. aamiin,eheladiisana samer iyo iimaan allaha ka siiyo.
anigoo Dr.Abdullahi H. Duale(brother),waxaan tacsi u dirayaa reer xaji Abdulle Maaw, geeridii ku tumid aabahood. Isagana Allah ha u naxariisto.Aamiin
anigoo Dr.Abdullahi H. Duale(brother),waxaan tacsi u dirayaa reer xaji Abdulle Maaw, geeridii ku tumid aabahood. Isagana Allah ha u naxariisto.Aamiin