COMMENTS
Bahda isboortiga ee ku nool DEUTSHLAND waxaa ay tacsi u dirayaan tababaraha xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga,isla markaana ah xoghayaha ururka ay ku midoobeen bahda k/kolayga ee SSIFO, C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha) oo walaashiis marxuumad Faaduma Xaaji Daahir ay maalinimadii taariikhdu ahayd 06/10/2009, saacadduna ahayd 9:00 AM ku geeriyootay dalkaasi Ethiopia.
waxaa sidoo kale tacsi u diraynaa dhamaan caruurtiidii meel kasta oo ay kala joogaa
Waxaa iyaguna tacsidaasi loo dirayaa marxuumadda walaalaheed meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumadda Jannadii fardawsa ka waraabiyo,
Qoskii iyo Qaraabadii ay katagtay samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo aamiin aamiin.
anaka oo dhan illah hanaga dhigo kuwii aan gadaasheed dulloobin ,AAMIIN AAMIIN
Dhamaan bahda reer c/casiis oo ku nool dalka gudahiisa iyo dibadiisaba ,waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu diraynaa Walaalkeen C/qaadir Xaaji daahir "Shiikha" oo walaashiis marxuumad Faaduma Xaaji Daahir ay ku geeriyootay dalka Ethiopia.
Sidoo kale waxaan u tacsiyadaynaynaa dhammaan reer macalin xaaji Daahir meel kasta oo ay joogaan iyo caruurtii ay ka baxday marxuumadda oo ku kala nool dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.
Waxaan marxuumada ilaahay uga baryaynaa in jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii iyo asxaabteedii ay ka baxday samir iyo Iimaan ka siiyo aaamiin yaa rabi.
Waana kan liiska magacyada tacsida
Denmark
Baashi mohamed osman
yurub c/laahi hasan tuke
Mohamed barre nuur
CILMI HASAN CILMI
fowsiya nuur cumar
Mohamed saciid amaanlow iyo xaaskiisa
Sacdiyo mohamed osman
C/casiis husein ishakh
Aniisa mohamed osman
ibrahim cabdi qayaad
Ali cabdala cali
Fardowza xasan cilmi
xuseen muuse dahraan
nuune salaad mahamuud
Muxidiin kuuli
Mohamed kaambo
Cabdule ahmed shiikh
Xaawo ahmed sheekh
dayax faarah C/lahi
Abdijamaal iyo qaalid
Mohammuud (aadooli)
Mohamed Gabeyre (aakheyre)
C/qani M hersi boqor iyo xaaskiisa
aamina nuur cumar
London UK
Eng.Bana Abdalla Ali
Prof, kaahiye
Cabdi Maxamed Muuse
Asad xaashi
Dr: C/llahi Macallin Nuur
Cabdulle Axmed Shiikh
C/raxmaan Cismaan
Maxamed Shire
Yaasiin Maxamed Xaaji
Maxamed saciid (Abajalla)
Anwar Cali salim
Faysal Cabdalla
C/casiis Muumin (Zio)
C/qani Cabdullahi (C/Jeenyo)
C/casiis Gaalkacayo
Abshir Ciise
Caydaruus Cabdullahi
Axmed Salaad
C/rashiid Saalax
Axmadey Carab
Axmadey Caato
C/qaadir Cali (Waac)
Abaceey
Ilahay dhammaanteen samir iyo iimaan allaha naga siiyo Faadumana janadii fardowso allaha ka waraabiyo AMIIN AMIIN
Anigoo ah Gudoomiye ku xigeenka Ururka SSIFO Cabdurahmaan M G (SHINO GUHAAD) waxaan halkan uga tacsiyaynayaa walaalkeen ahna tababaraha xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha) oo dhawaan walaashiis Faaduma Xaaji Daahir ku geeriyootay dalka Ethiopia.
Waxaan kaloo tacsi taa la mid ah u dirayaa dhamaan Ehelkii iyo Kharaabadii Marxuumada. Waxaana Illaah uga baryayaa in uu Janadii Fardowso ka waraabiyo. Kuligeenana samir iyo iimaan naga wada siiyo.
inaa lilaahi wa inaa i leykum raajacuun: anagoo kala
AbdiJabar Mah'ed Iman London
Liban Tahir Yussuf London
Magan Tahir Yussuf Netherland
Abdulahi Abshir London
Mah'ed Yare London
Eng Bana Abdalla Ali London
Abukar Abukar Jeenyo London
Waxaan marxuumada ilaahay uga baryaynaa in jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii iyo asxaabteedii ay ka tagtey samir iyo Iimaan ka siiyo aaamiin yaa rabi
innaalilaahi wainnaaileyhi raajicuun anagoo kala ah Dini Nuur Cabdulqaadir saciid noor cabdulqaadir zaciim nuur cabdulqaadir waxaan tacsin u direyna tababaraha xulka qaranka soomaliyeed ee kubaddda koleyga cabdulqaadir xaaji daahir(shiikha) oo dhowaan walaashiis marxuumad faaduma xaaji daahir ay ku geeriyootay dalkaasi ithiopia waxaan ilaahay awoodda badan leh uga baryaynaa in marxuumadda jannadii fardowsa ka waraabiyo qoyskii aheladii qaraabadii iyo saaxibadii ay ka baxdaxna samir iyo iimaan naga wada siiyo aamin aamiin aamiin
Anigoo macallin aweis Hagi Abdi Hirabe iyo xaaskeeyga iyo caruurteeda oo kala jooga Norway iyo USA waxaan tacsi u direeynaa geeridii ku timid Abdulqaadir shiikha walaashiis Faadumo shiikh,waxaan leenahay dhamaan eheladeeda samir iyo imaan allaha ka siiyo,iyadana janadii fardoowsa allaha ka waraabiyo.Aamiin
anigoo ah bashiir macalin cilmi waxaan tacsi u diraayaa c/qaadir shiikh daahir iyo dhamaan reer shiikh daahir geeridii faadumo shiikh daahir.waxaan.Allaha awoodda leh uga baryeynaa naxariista JANNO kawaraabiyo. Aamiin
Waxaan tacsi u dirayaa Saaxiibkeygii khaaliga ahaa Yuusuf Xaaji Daahir oo ay walaashiis ku dhimatay Ethiopia. Yuusuf waa saaxiibkaagii Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta qeybtii xisaabaadka,ciyaartoydana ahaa(Macallimuu) ilaah ha u naxariisto walaashaa. fadlan igala soo xiriir emailkeyga oo ah macalin0@hotmail.com Mahadsanid.